(Sawirro) Madaxweynaha K/Galbeed oo la dardaarmay Boolis la geynayo Sh/hoose

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa kulan dardaaran ah la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska gaarka ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo lagu wado in dhowaan ay ka howl-galan Gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamadaan oo tiro ahaa gaaraya 400 oo Askari ayaa ah kuwa ka tirsan Booliska Koonfur Galbeed, kuwaasoo lagu … Continue reading (Sawirro) Madaxweynaha K/Galbeed oo la dardaarmay Boolis la geynayo Sh/hoose